Xiddigii hore ee kooxda Liverpool Jordan Henderson ayaa ka hadlay ku biirista Mohamed Salah ee horyaalka sucuudiga.
Mohamed Salah ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Al-Ittihad kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga reer Masar intii lagu jiray suuqii xagaaga.
Liverpool ayaa Al-Ittihad ka diiday dalab 150 milyan maalintii ugu dambaysay suuqii kala iibsiga xagaaga iyada oo Reds ku adkaysanayso in uuna xiddigu iib ahayn.
Kooxda Sacuudiga ayaa dooneysa inay dalab cusub ka gudbiso saxiixa Mohamed Salah iyaga oo diyaarinaya dalab dhan 215 milyan oo euro.
“Mohamed Salah kalam hadlin ku biirista horyaalka sucuudiga”ayuu Henderson yidhi.
“Kaliya waxa aan sida dadka kale akhiryaa wararka ku saabsan Salah iyo horyaalka sucuudiga”ayuu sii raaciyay.

Related



Source link