Tababaraha Man United Erik Ten Hag ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka champions League.
Liiska waxa ka soo muuqday xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka champions League wareega Group-yada xilli ciyaareedkan.
Xiddigaha AMrabat, Bayindir, Hojlund iyo Reguilon oo kooxda ku soo biiray suuqii xagaaga ayaa ka mid ah xiddigaha ka soo muuqday Liiska.
Sidoo kale liiska waxa ka soo muuqday xiddiga Sancho kaas oo dagaal afka ah la galay tababaraha kooxda ee Erik Ten Hag.
Halkan Kaga Bogo Liiska xiddigaha uu Ten Hag u soo xushay champions League:
Sofyan Amrabat, Altay Bayindir (GK), Casemiro, Diogo Dalot, Antony, Christian Eriksen, Bruno Fernandes, Rasmus Hojlund, Victor Lindelof, Tyrell Malacia, Anthony Martial, Lisandro Martinez, Andre Onana (GK), Facundo Pellistri, Sergio Reguilon, Raphael Varane

Related



Source link