Kooxda Man United ayaa war xun ka heshay Goolhayaha Andre Onana Sida uu xaqiijiyay xiddiga laftiisu.
Onana ayaa xaqiijiyay in uu dib uga laabatay ka fadhiisiga ciyaaraha caalamiga ah.
Warkan ayaa ah mid u xun man United maadama uu kooxda ka maqnaan doono bartamha xilli ciyaareedka.
Onana oo ayaa ka fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah koobkii aduunka kadib markii ay isku dheceen Tababaraha xulka qarankiisa.
Si kastaba ha ahaatee Onana ayaa haatan ka soo laabtay ka fadhiisiga ciyaaraha caalamiga ah waxana uu ka qayb gali doonaa kulamafa xulkiisa ee bishan.
Related