Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii wada jabinta rikoodhada horyaalka premier League.
Mohamed Salah ayaa dhaliyay goolkii 3-aad ee kooxdiisa kulankii ay ka badiyeen kooxda Aston Villa kulan ka dhacay Anfield.
Salah ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee dhaliyay gool ama caawiye noqday 10 kulan oo xidhiidh ah horyaalka premier League.
Xiddiga Mohamed Salah ayaa ah xiddig horay rikoodhka u dhigay itii u dhexaysay August ilaa December sanadkii 2021 isaga oo 15 kulan oo xidhiidh ah dhaliyay gool.
Related