Xiddiga kooxda Man United ee Marcus Rashford ayaa Arsenal Xasuusiyay xiddgeedii hore ee Robin Van Persie kadib goolkii uu ka dhaliyay.
Rashford ayaa kooxdiisa Man United u dhiibay hogaanka kulanka ka dhacay Emirates kana tirsanaa horyaalka premier League.
Kadib goolka Marcus Rashford ayaa Arsenal xasuusiyay xiddigeedii hore ee Robin Van Persie.
Marcus Rashford ayaa Arsenal ka dhaliyay goolkii 3-aad oo xidhiidh ah premier League oo uu ka hor tagay Arsenal.
Xiddiga Van Persie ayaa sidaas ku sameeyay kooxda Arsenal sanadkii 2012 ilaa 2013.

Related



Source link