Kooxaha Premier League ayaa suuqa galiyay lacag dhan 2.44 bilyan euro kadib 89 saxiix oo ay sameeyeen intii uu furnaa suuqa kala iibsiga xagaaga.
Kooxda chelsa ayaa ah kooxda suuqa galisay lacagta ugu badan iyaga oo suuqa galiyay lacag dhan 434.5 milyan euro oo ay kula soo saxiixatay xiddigo cusub.
Blues ayaa iska iibisay xiddigo ku kacaya lacag dhan 237.3 milyan euro waxana ku xigta kooxda Brighton oo iibisay lacag dhan 198.7 milyan.
Halkan Kaga Bogo lacagta ay kooxaha premier League suuqa galiyeen.

Related



Source link