Sidii caadada ahayd kooxaha Premier Leageu ayaa lacag badan galiyay suuqa kala xagaaga iyaga oo la soo saxiiday xiddigo badan.
Kooxo badan ayaa baanka u jabiyay saxiixyada cusub suuqa kala iibsiga xagaagan iyaga oo lacag badan ka bixiyay saxiixyadooda.
Xiddiga kooxda chelsea ee Moises Caicedo ayaa ah xiddiga ugu qaalisan suuqii xagaaga iyada oo Blue skula soo wareegtay lacag dhan 115 milyan.
Waxa ku xiga xiddiga kooxda Arsenal ee Decland Rice kaas oo ay Gunners ka soo bixisay lacag dhan 105 milyan oo euro.
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo saxiixyada ugu qaalisan suuqii Xagaaga:
Related