Kooxda Man City ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Mathues Nunes kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Wolves.
Man City ayaa heshiis wakhti fog ah ka saxiixatay xiddiga reer Portugal iyaga oo ka soo bixiyay lacag 60 milyan oo euro ah.
Matheus Nunes ayaa noqday saxiixii ugu dambeeyay ee uu Pep Guardiola sameeyo suuqa kala iibsiga xagaagan.
Xiddiga reer Portugal ayaa warqada bixitaanka u gudbiyay kooxdiisa si uu ugu qasbo in uu ku biiro kooxda Man City.

Related



Source link