Kooxda Liverpool ayaa diiday dalab waali ah oo ah Kooxda Al-Ittihad Ka Gudbisay saxiixa Xiddiga Mohamed Salah.
Kooxda ka ciyaarta horyaalka sucuudiga ayay  ka go’antahay in ay hesho saxiixa xiddiga reer Masar.
Al Ittihad ayaa haatan Liverpool miiska u saartay dalab lacageed oo dhan 175 milyan oo ay ku doonayso saxiixa xiddiga.
Laakiin Liverpool ayaa isla markiiba diiday dalabkaas.
Liverpool ayaa Kooxda Al Ittihad u sheegtay in uuna Mohamed Salah iib ku ahayn qiimo kasta maanta.

Related



Source link