Wararka ka imanaya England ayaa sheegaya in uu xiddiga Ryan Gravenberch haatanba ku baasay tijaabada caafimaadka kooxda Liverpool.
Xiddiga Ryan Gravenberch ayaa qalinka ku duugaya heshiis 5 sano ah oo uu ku joogayo kooxda Anfield ku ciyaarta.
Wararka ayaa intas ku daraya in uu xiddiga Ryan Gravenberch kooxdiisa cusub u xidhan doono Lambarka No.38.
Ilaa haatan lama xaqiijin in uu xiddiga reer Netherlands doortay Lambarka maadama ayna wali kooxdu si Rasmi ah ugu dhawaaqin heshiiska xiddiga.
Related