Waxa la soo saaray isku aadka wareega Group-yada tartanka Europa League xilli ciyaareedka cusub.
Kooxaha ugu waaweyn ee ka qayb galaya tartanka ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega Group-yada.
Wareega Group-yada ayaa bilaaban doona bisha wakhtiga dambe ee bishan haatan lagu jiro.
Halkan Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:
Group A: West Ham, Olympiacos, Freiburg, TSC Bačka Topola
Group B: Ajax, Marseille, Brighton, Aka Athens.
Group C: Rangers, Real Betis, Sparta Prague, Aris Limassol
Group D: Atalanta, Sporting CP, Sturm Graz, Raków Czestochowa.
Group E: Liverpool, LASK, Union SG, Toulouse
Group F: Villarreal, Rennes, Maccabi Haifa, Panathinaikos
Group G: AS Roma, Slavia Prague, Sheriff Tiraspol, Servette,
Group H: Leverkusen, Qarabag, Molde, Häcken
Related