Kooxda chelsea ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay dhamaystrka Saxiixa xiddiga Cole Palmer oo ay kala soo wareegtay kooxda Man City.
Chelsea ayaa Cole Palmer ka soo bixisay lacag dhan 45 milyan oo euro si ay uga dhigto saxiixeedii ugu dambeeyay.
Xiddiga Cole Palmer ayaa ka mid ah saxiixyada uu Pochettino doonayo in uu ku dhiso kooxdiisa suuqa xagaaga.
Xiddiga da’yarka ah ayaa qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah oo uu ku joogi doono Stamford Bridge.

Related



Source link