Chelsea ayaa heshiis la gaartay Manchester City si ay ula soo wareegto Cole Palmer xagaagan.
Palmer ayaa Chelsea u saxiixi doona heshiis shan sano ah oo 40 milyan oo euro.
Matt Law, saxafiga lagu kalsoon yahay ee Daily Telegraph, ayaa xaqiijiyay in Palmer uu noqon doono saxiixii ugu dambeeyay ee Chelsea xagaagan.
“Chelsea Maya lama odhan karo laakiin waxa la filayaa in uu Palmer noqdo saxiixii ugu dambeeyay ee ay chelsea samayso suuqa xagaagan”ayuu Law yidhi.
 

Related



Source link