Kooxda Man United ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Sergio Reguilón.
saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in Man United iyo Tottenham ka heshiiyeen saxiixa xiddiga.
Sergio Reguilón ayaa qaab amaah ah ugu biiri doona kooxda Man United.
Romano ayaa intaas ku daraya in uu xiddigu haatan tijaabada caafimaadka u marayo kooxda Man United.
Kooxda Man United ayaa awood u leh in ay kansasho heshiiska Sergio Reguilón marka la gaadho suuqa January.

Related



Source link