Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa ku guulaystay xiddigii ugu fiicnaa tartanka yurub xilli ciyaareedkii hore.
Haaland ayaa wacdaro dhigay xilli ciyaareedkii hore isaga oo kooxdiisa ku hogaamiyay ku guulaysiga champions League.
Erling Haaland ayaa dhaliyay goolal badan oo kooxdiisa ka caawiyay ku guulaysiga abaalmarinta xiddiga ugu fiican qaarada yurub.
Xiddiga reer Norway ayaa markii ugu horaysay taariikhdooda ku hogaamiyay ku guulaysiga tartanka champions League.
Kadib qaab ciyaareed fiican oo uu soo bandhigay Haaland ayaa loo doortay xiddiga ugu fiican yurub xilli ciyaareedkii hore.
Related