Brighton ayaa ku dhow inay la wareegto Ansu Fati iyadoo Barça ay diyaar u tahay inay aqbasho soo jeedinta rasmiga ah ee amaahda
Ansu Fati waxa uu aqbalay in uu in biiro Brighton
Da’yarkaan ayaa muddo waxa baadi goobayay kooxaha ugu weyn Ingiriiska balse tani waxa ay noqoneysa arin lala yaabo
Lama helin qiimaha amaahda iyo in ay jireyso qodob xusaya in ay toos u iibsan karaan

Related



Source link