Kooxda chelsea ayaa heshiis hordhac ah la gaadhay Kooxda Man City si ay u helaan saxiixa xiddiga cole palmer.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in ay chelsea heshiis la gaadhay Man City si ay u hesho saxiixa xiddiga.
Kooxda chelsea ayaa ogolaatay in ay bixiso lacagta ay City doonayso si ay u hesho saxiixa xiddiga.
Blues ayaa bixinaysa lacag dhan 40 milyan oo halka hore ah iyo waliba 5 milyan oo gunoyin ah.

Related



Source link