Vinicius Junior ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac muruqa ah soo gaadhay waxana uu garoomada ka maqnaan doonaa muddo bil ah sida ay sheegayaan wararku.
Xiddiga reer Brazil ayaa ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan Real Madrid Waxana uu ku dhaawacmay kulankii Real Madrid ay ciyaartay horyaalka.
Vinicius Junior ayaa Seegi doona kulamo badan oo ay kooxdiisa Real Madrid ciyaari doonto.
Halkan Kaga Bogo Kulamada uu Vinicius Junior Seegi doono.
🏠 Getafe – September 2
🏠 Real Sociedad – September 16
🏆 Champions League Matchday 1 – September 19/20
✈️ Atletico Madrid – September 24
🏠 La Palmas – September 27
✈️ Girona – October 1
🏆 Champions League Matchday 2 – October 3/4
🏠 Osasuna – October 8

Related



Source link