Liverpool ayaa isku diyaarinaysa in ay u dhaqaaqdo badalka Mohamed Salah kaas oo si weyn loola xidhiidhinayo in uu isaga tagayo kooxda xagaagan.
Kooxda ka ciyaarta horyaalka sucuudiga ee Al-Ittihad ayaa doonaysa saxiixa xiddiga iyaga oo ku dhaw in ay dhamaystiraan saxiixa xiddiga.
Liverpool ayaa xiddiga Atletico Madrid ee Joao Felix kaas oo ay u doonayaan badalka Mohamed Salah sida laga soo xigtay Footballtransfer.
Kooxda Al-Ittihad ayaa isku diyaarinaysa in ay 100 milyan ka gudbiso saxiixa xiddiga inkasta oo ay Liverpool doonayso saxiixa xiddiga.
Joao Felix Ayaa si fiican u garanaya Premier League kadib markii uu amaah kula qaatay chelsea qaybtii dambe ee xilli ciyaareedkii hore.

Related



Source link