Kooxda Arsenal ayaa xiddiga Kieran Tierney ka iibisay kooxda Real Sociedad sida uu xaqiijiyay saxafiga Fabrizio Romano.
Xiddiga Kieran Tierney ayaa Sociedad ugu biiraya qaab amaah ah inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.
Kieran Tierney ayaa aqbalay in uu ku biiro kooxda ka ciyaarta horyaalka La Liga kadib markii uu xaqiiqsaday in uuna boos ka helayn kooxda Arsenal.
Romano ayaa sheegay in uu xiddigu haatan isku diyarinayo in uu tijaabada caafimaadka u maro kooxda Soceidad saacadaha soo socda.

Related



Source link