Xiddiga kooxda kooxda Al-Nassr ee Cristinao Ronaldo ayaa xaday qalbiga taageerayaashiisa isaga oo ku salaamay salaanta Islaam-ka.
Xiddiga reer Portugal ee Ronaldo ayaa Al-Nassr kaga soo biiray kooxda Man United suuqii January ee sanadkii hore.
Ronaldo oo la sheegay in uu aad ugu dhawaaday in uu Muslimo ayaa taageerayaashiisa Muslimiinta ah ka farxiyay.
Xilli uu ku suganyahay tababarka kooxdiisa ayaa meel ka soo baxay kadib eegay Kamerada isla markaas yidhi “Salaamu calaykum”.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka: 

Related



Source link