Taageerayasha kooxda Sucuudiga ka ciyaarta ee Al-Ittihad ayaa durba bilaabay olole ay ku doonayaan in ay kooxdoodu la soo saxiixato Mohamed Salah.
Kooxda Al-Ittihad ayaa lala xidhiidhinayaa xiddiga Salah iyada oo kooxda sucuudiga ka ciyaarta ay diyaarinayso dalab waali ah.
Kooxda sucuudiga ka ciyaarta ayaa xitaa diyaar u ah in ay lacag waali ah miiska u saarto Liverpool.
Taageerayaasha kooxda sucuudiga ayaa garoonka dhexdiisa kulanka ay kooxdoodu ciyaarayso horyalaka sucuudiga ku heesay magaca Salah.
Halkan Ka daawo muuqaalka:
Related