Kooxda Liverpool ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga khadka dhexe ee kooxda flumenese ee Andre.
Liverpool ayaa u muuqata kuwo wali suuqa ugu jira xiddig khadka dhexe ah.
Liverpool ayaa Andre u calaamadsatay xiddiga ugu habboon kooxda.
Laakiin sidii caadada ahayd Liverpool ayaa ku dhibaatoonaysa in ay heshiis la gaadho kooxdiisa Flumenese.
Flumenese ayaa xiddiga Andre ku qiimaysa lacag dhan 40 milyan 9o euro si ay u iibiso xiddiga.
Laakiin Liverpool ayaa dalab 25 milyan ah ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe.
Dalabkaas ayaa ah mid ay Flumenese isla markiiba soo diiday maadama ayan intaas ku qiimayn xiddiga.
Related