Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay qorshaynayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Brighton ee Evan Ferguson sida ay sheegayaan Wararku.
Mikel Arteta oo doonaya in uu dhiso koox sanado badan koobab ku tartanto ayaa sii calaamadsaday bartilmeedkiisa.
Arteta ayaa u sheegay maamulka kooxdiisa in ay u keenaan xiddiga Evan Ferguson sanadka 2014.
Xiddiga Brighton ayaa ka mid ah xiddigaha ugu fiican kooxda Brighton waxana uu kooxdiisa ku hogamiyay 2 guul premier league xilli ciyaareedkan.
Arsenal ayaa Ferguson u doonaysa in ay ka garab ciyaarsiiyaan Gabriel Jesus ama ay ku buuxiyaan booskiisa hadii uu maqnaado.
Related