Xidhiidhka kubada cagta FA-ga ayaa ka jawaabay racfaankii ay Liverpool ka gudbisay xiddiga khadka dhexe ee Alexis Mac Allister.
FA-ga ayaa ogolaaday Racfaankii ay Liverpool ka gudbisay xiddiga khadka dhexe ee Alexis Mac Allister.
Liverpool ayaa racfaan ka gudbisay casaankii loo taagay xiddiga khadka dhexe ee Alexis Mac Allister.
Alexis Mac Allister ayaa loo taagay kaadhka cas ee tooska ah kulankii ay Liverpool ka badisay kooxda Bournemouth kulan ka tirsanaa premier League.
Xiddiga Alexis Mac Allister ayaa haatan diyaar u noqon doona kulanka ay Liverpool la ciyaarayso kooxda Newcastle United todobaadka dambe.
Related