Kooxda Tottenham ayaa garaacday Man United kulan ka Tirsanaa horyaalka premier League todobaadkii 2-aad.
Tottenham ayaa 2/0 ku garaacday Man United kulan ay Spurs ahayd kooxda fiican kulanka oo dhan.
Hadaba halkan kaga bogo xaqiiqooyinka kulanka:
1.Manchester United ayaa badisay kaliya hal kulan 10-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League ee ay ku ciyaartay London (3 bar-baro iyo 6 guuldarro), 12 kulan oo ay ku ciyaartay caasimaddana wax gool ah ma dhalin.
2.Isagoo jira 19 sano iyo 49 maalmood, Alejandro Garnacho waa ciyaartoygii ugu da’da yaraa ee ku soo bilowda Manchester United labadii kulan ee ugu horeysay Premier League xilli ciyaareed tan iyo Ryan Giggs 1992-93 (18 sano jir 264d)

Related



Source link