Xiddiga Mohamed Salah ayaa guul ku hogaamiyay kooxdiisa Liverpool kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa premier League.
Salah ayaa dhaliyay gool rikoodhe ah inkasta oo markii hore laga qabtay laakiin waxa uu ku celiyay kubadii ka soo booday Goolhayaha.
Mohamed Salah aya noqday xiddigii ugu horeeyay ee Liverpool ah 10 kulan oo xidhiidh ah premier League gool ka dhaliya ama caawiye ka noqda.
Sidoo kale Salah ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee sidaas sameeya tan ila Jamie Vardy oo sidaas sameeyay bishii December 2015.
Related