Kooxda chelsea ayaa u muuqata kuwo ku fashilmay isku daygoodii saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Crystal Palace ee Michael Olise.
Kooxda Crystal Palace ayaa xaqiijisay in ay heshis cusub ka saxiixatay xiddiga garabka ka ciyaara ee Michael Olise.
Chelsea ayaa si weyn loola xidhiidhinayay xiddiga Michael Olise kaas oo ay doonayeen in ay ku xoojiyaan kooxda.
Laakiin Michael Olise Ayaa iska diiday kooxda chelsea waxana uu go’aansaday in uu sii joogo kooxdiisa Haatan.
Chelsea ayaa wax walba u samaysay sidii ay u dhamaystiri lahayd saxiixa xiddiga laakiin waxa ay ku fashilantay in ay qanciso xiddiga.

Related



Source link