Waxa la soo afjaray todobaadkii ugu horeeyay ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.
Kooxaha Man United, Man City iyo Arsenal ayaa isugu jawaabay guulo kala duwan iyaga oo guulo ku bilowday horyaalka.
Dhinaca kale kooxaha chelsea, Tottenham iyo Liverpool ayaa bar-baro ku bilowday xilli ciyaareedkooda.
Kadib dhamaadka todobaadka, BBC Sport ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.
Saxda shaxda ku leh xiddigaha ugu badan kooxaha Man City iyo Newcastle oo guulo waaweyn ku bilowday xilli ciyaareedka.
Kooxaha Fulham, Crystal Palace, chelsea, Arsenal, Wolves iyo West Ham ayaa dhinacooda shaxda ku leh min hal xiddig.

Related



Source link