Horyaalka sucuudiga ayaa ah meel aad u shidan suuqa kala iibsiga xagaaga iyada oo ay xiddigo badan ku biireen.
Xiddiga Neymar ayaa ah xiddigii ugu dambeeyay ee ku biira horyaalka sucuudiga iyada oo uu xiddiga reer Brazil qalinka ku duugayo heshiis rikoodh ah.
Neymar waxa sucuudiga kaga horeeyay xiddigo caan ka ah yurub oo ay ka mid yihiin Ronaldo, Benzema, Mane iyo xiddigo kale oo waaweyn.
Hadaba xilli uu Neymar qarka u saaran yahay ku biirista horyaalka sucuudiga, waxa la soo saaray shaxda ugu fiican ee laga sameeyay xiddigaha sucuudiga ee yurub kaga soo biiray.

Related



Source link