Kooxda chelsea ayaa mar kale baanka u jabisay saxiix kadib markii ay Moises Caicedo kala soo wareegtay kooxda Brighton.
Chelsea ayaa Caicedo ka soo bixisay lacag dhan 115 milyan oo euro kadib markii ay ku garaacday saxiixiisa kooxda Liverpool.
Xiddiga Caicedo ayaa haatan ah xiddiga ugu qaalisan taariikhda suuqa kala iibsiga iyaga oo baanka u jabiyay xiddiga reer Ecuador.
Sidoo kale xiddiga 2-aad ee ugu qaalisan taariikhda suuqa ayaa ah xiddiga kooxda chelsea ee Enzo Fernnadez kaas oo ay kula soo wareegtay lacag dhan 106.8 milyan euro.
Xiddiga kooxda Arsenal ee Declan Rice ayaa ah xiddiga 3-aad ee ugu qaalisan taariikhda suuqa premier League kaas oo kooxda ugu biiray 105 milyan oo euro.
Halkan Hoose kaga bogo Liiska xiddigaha ugu qaalisan suuqa kala iibsiga premier League:
Player
Kooxda iibsatay
Kooxda Laga Iibsaday
qiimaha
Sanadka
Moisés Caicedo
Chelsea
Brighton
£115m
2023
Enzo Fernandez
Chelsea
SL Benfica
£106.8m
2023
Declan Rice
Arsenal
West Ham United
£105m
2023
Jack Grealish
Manchester City
Aston Villa
£100m
2021
Romelu Lukaku
Chelsea
Inter Milan
£97.5m
2021
Paul Pogba
Manchester United
Juventus
£93.25m
2016
Romelu Lukaku
Manchester United
Everton
£90m
2017
Mykhailo Mudryk
Chelsea
Shakhtar Donetsk
£88.5m
2023
Antony
Manchester United
Ajax
£82.2m
2022
Harry Maguire
Manchester United
Leicester City
£80m
2019
 

Related



Source link