Tababaraha Man United ee Erik Ten Hag ayaa sheegay in dhaawacii soo gaadhay xiddiga Lisandro Martinez kulankii Wolves in uuna ahayn dhaawac halis ah.
Daafaca Man United ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed liita 45-kii daqiiqo ee ugu horeeyay ee kulankii Wolves
Si kasta ha ahaatee Ten Hag ayaa badalay xiddiga qaybtii nashada isaga oo ku badalay xiddiga xiddiga Lindelof.
“Dhibaato yar ayaa ka soo gaadhay kuraanta”ayuu Ten Hag yidhi markii la waydiiyay sababtii loo badalay Martinez qaybtii Nasashada.
” Waan eegi doonaa sida uu noqdo laakiin uma malaynayo in uu dhaawac weyn yahay, waan eegi doonaa todobaadkan”.

Related



Source link