Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa Goolhayaha David Raya oo ay kala soo wareegeen kooxda Brentofrd.
Arsenal ayaa xaqiijisay in ay qaab amaah ah kula soo wareegeen David Raya kaas oo kooxda joogi doona xilli ciyaareedkan.
Gunners ayaa sidoo kale dookh u leh in ay 27 milyan kula wareegaan Goolhayaha reer Spain hadii ay ku qancaan waxqabadiisa.
Goolhayaha ayaa kooxda Arsenal kula biiraya xiddigaha Rice, Timber iyo Havertz kuwaas oo Arsenal horay ugu soo biiray xagaagan.

Related



Source link