Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay saxiixa Goolhaye Kepa oo ay kala soo wareegtay kooxda chelsea.
Real Madrid ayaa Kepa kula soo wareegtay heshiis hal sano oo amaah ah waxana uu noqday saxiixii ugu dambeeyay ee kooxda.
Los Blancos ayaa Kepa u keentay in uu noqdo badalka tooska ah ee Goolhaye Courtes oo dhaawac muddo dheer ah kaga maqnaan doona kooxda.
Goolhaye Kepa ayaa qalinka ku duugay heshiis hal sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta Santiago Bernabue.

Related



Source link