Kooxda chelsea ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Moises Caicedo kaas oo ay kala wareegayso kooxda Brighton.
Laakiin Moises Caicedo ayaan ahayn xiddiga kaliya ee ay chelsea kala wareegtay kooxda Brighton sanadkan 2023.
Tan ilaa bilowgii sanadkan kooxda chelsea ayaa suuq ka furtay kooxda Brighton iyaga oo kala wareegay xiddigo badan.
Sanadkan kooxda chelsea ayaa Brightin jeebka ugu shubtay lacag dhan 223 milyan oo euro oo ay kagala wareegtay xiddigo cusub.
Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha iyo lacagaha ay Chelsea kala wareegtay Brightion.
Waxa xitaa ku jira Tababare Grhaam Potter oo ay lacag ka bixiyeen si ay helaan.
Marc Cucurella = £63m
Graham Potter = £20m
Robert Sánchez = £25m
Moises Caicedo = £115m
Related