Roberto Mancini ayaa iska casilay xilka tababaranimo ee Italy.
58 jirkaan ayaa xulka qaranka ku hogaamiyay guul Euro 2020, iyo sidoo kale kaalinta seddexaad ee UEFA Nations League sanadkii 2021.
Italy ayaa sidoo kale ku dhaw in ay u soo baxdo Euro 2024 waxana ay la ciyaari doonaan xulalka Macedonia iyo Ukraine.
Italy ayaa haatan ku jirta kaalinta 3-aad ee Group-kooda kadib markii ay guuldarooyin kala kulmeen xulalka England iyo Malta.
Laakiin tababaraha ayaa xaqiijiyay in uu ku dhawaaqay in uu ka tagay xulka qaranka Isila markaas muhiimada siin doono horumarinta xulka qaranka Italy ee da’yarka.
Related