Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moses Caicedo ayaa lagu soo waramayaa in uu doortay kooxda uu ku biiri doobo.
Caicedo ayaa xiiso ka helaya kooxaha Liverpool iyo Chelsea kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga.
Kooxda Brighton oo wadahadalo kula jirta kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa doonaysa in ay iska iibiso xiddiga khadka dhexe inta lagu jiro suuqa xagaagan.
Sida laga soo xigtay wargayska Telegraph Caicedo ayaa haatanba doortay kooxda uu ku biirayo suuqa kala iibsiga xagaaga.
War
Related