Kooxda chelsea ayaa ku dhawaaqday Liiska lambarada ay xiddigeheedu xidhan doonaan xilli ciyaareedka cusub.
Blues ayaa isku diyaarinaysa xilli ciyaareedka cusub ee bilaaban doona todobaadka dambe.
Kooxda Chelsea ayaa la soo saxiixatay xiddigo cusub suuqa kala iibsiga xagaagan.
Xiddigaha Robert Sanchez, Axel Disasi, Christopher Nkunku & Nicolas Jackson ayaa ah xiddigaha kooxda 1-aad yimid kooxda xiddiga dambe ayaana qaatay No.15.
Dhinaca kale Nkunku oo muddo 4 bilood ah garoomada ka maqnaan doona garoomada ayaa doortay No.18 isaga oo iska diiday No.9.
Sanchez ayaa qaatay No.13 halka Kepa ayaa qaatay No.13 iyo Bettinelli uu qaatay No.13.
Xiddigaha Diego Moreira & Angelo Gabriel Ayaan wali la siin Lambark sidoo kale xiddiga Cesare Casadei.
Daafaca Levi Colwill ayaa qaatay No.26 isaga oo ka dhaxlay Kalidou Koulibalay, xiddiga Andrey Santos ayaa qaatay No.20 halka Malo Gusto uu qaatay 27.
Sterling ayaa haatan qaatay No.17 isaga oo isaga tagay No.17
Marc Cucurella (3), Benoit Badiashile (5), Noni Madueke (11), Carney Chukwuemeka (17) & Armando Broja (19) ayaa sidoo kale lambaro qaatay.

Related



Source link