Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Man City kulankii Community Shield-ka ee ka dhacay Wembley.
Kooxda Arsenal ayaa rikoodhayaal kaga badisay kooxda Man City kadib markii ciyaartu ku dhamaatay 1/1.
“Waxan dareemayaa dareen fiican, uma malaynayo in ay jirto dareen ka fiican in aad koob ku guulaysato adiga oo jooga Wembley waliba aad ka badiso kooxda ugu fiican adduunka”.
“Waxan u malaynayaa in aan soo qaadanay wakhtiyo fiican oo ciyaarta ah waxana aad ogtahay wixii dhici lahaa hadii ayna goolka dhalin”.
“Waxa aan khalad yar ka galnay khadka dhexe waxana uu aha kulan adag waxana aan ahayn kuwo aaminsan awoodooda taas oo naga caawisay in aanu badinay kulan”.
Related