Kooxaha premier League ayaa sidii caadada ahayd suuqa galiyay lacag waali ah iyaga oo kula soo saxiixyo waaweyn.
Kooxaha Arsenal, Man City, chelsea iyo Liverpool ayaa sameeyay saxiixyo waaweyn.
Xilli bilaabashada xilli ciyaareedka ka dhimantahay maalmo yar waxa la soo saaray shax laga sameeyay xiddigaha kooxaha premier Legaue ku soo biiray.
Shaxdan ayaa laga sameeyay xiddigaha ay kooxaha premier League dhamaystireen saxiixooda iyada oo la qiimayno sida ay u kala fiican yihiin.
Kooxaha Arsenal, chelse,a Man United ayaa shaxda ku leh xiddigo kadib markii ay sameeyeen saxiixyo fiican.
Dhinaca kale Newcastle, Aston Villa iyo Tottenham ayaa sidoo kale shaxda xiddigo ku leh.
Related