Xiddiga Kai Havertz ayaa noqon kara hubka qarsoodiga ah ee ay Arsenal ugu garaaci karto Man City horyaalka premier Legaue
Waxa sidaas Aaminsan halyeeyga kooxda Man United ee Owen Hargreave kaas oo aaminsan in awooda uu xiddigu u leeyahay ka cyaarista boosas badan ay kooxda si weyn u caawin doonto.
Arsenal ayaa muran badan dhalisay kadib marki 5 milyan ka bixisay saxiixa xiddiga 24 jirka ah.
Owen Hargreave oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Dadka boosas badan ka ciyaari kara, aniga ayaa ka mid ahaa, dib ayay kuu haynaysaa laakiin waxa ay u fiicantahay kooxda”.
“Kai waxa uu kooxda ka caawin karaa in uu ka ciyaaro boosas badna”.
“Aniga ahaan Kai Havertz waxa uu noqon karaa hubka qarsoodiga ah ee ay Arsenal horyaalka ugu garaaci karto Man City”ayuu sii raaciyay.
Related