Tababarayaasha Kooxda Man City iyo Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka Community Shield-ka ka dhacaya Wembley.
Guardiola ayaa shaxdiisa ku bilaabay saxiixiisa cusub ee Kovacis halka uu kaydka dhigay xiddigaha De Bruyne iyo Foden halka uu Goolhaye Ederson kaydka fadhiyo.
Sidoo kale ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Saka, Havertz iyo Martinelli halka uu kadyka dhigay xiddiga Trossard.
Shaxda Rasmiga ah ee Kulanka:
Arsenl: Ramsdale, White, Saliba, Gabriel, Timber, Partey, Rice, Odegaard, Saka, Havertz, Martinelli.
Kaydka: Turner, Tomiyasu, Kiwior, Holding, Tierney, Smith Rowe, Trossard, Vieira, Nketiah.
Man City: Ortega Moreno, Walker, Stones, Dias, Akanji, Rodrigo, Kovacic, Bernardo, Grealish, Alvarez, Haaland.
Kaydka: Ederson, Phillips, Laporte, De Bruyne, Gomez, Foden, Palmer, Lewis, McAtee.
Related