Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay Arsenal dhamaystirtay saxiixa Goolhayaha Kooxda Brentford ee David Raya sida laga soo xigtay FootballTransfers .
Dhammaan wax laga heshiiyay wax walba oo Goolhayaha reer Spain ku aadi karo Emirates.
Sababta aan heshiiska si Rasmi ah loogu dhawaaqin ayaa ah in ay Arsenal sugayso in uu Goolhaye Matt Turner ka tago kooxda.
Marka la xaqiijiyo ku biirista Turner ee Nottingham Forest, Arsenal ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqi doonto saxiixa Goolhayaha.
Kooxda Arsenal ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Goolhayaha waxana la filayaa in ay kooxdu dhamaystirto saxiixa Goolhayaha.

Related



Source link