Markii Sheikh Mansour uu iibsaday kooxda bishii August 2008, Man City ayaa is badashay iyada oo lacagtu ka dhigtay kooxda ugu koobabka badan sanadihii ugu dambeeyay.
Xiddiga Josko Gvardiol ayaa ahaa saxiixii ugu dambeeyay ee kooxda Man City samaysay kooxdu iyada oo baanka u jabisay daafaca dhexe.
hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 10-ka saxiix ee ugu qaalisan kooxda Man City.
Jack Grealish – £100m (from Aston Villa, 2021)
Jack Grealish ayaa saxiixa ugu qaalisan Man City kala wareegay De Bruyne kadib markii uu City ku soo biiray sanadkii 2021.
Josko Gvardiol – £77m (from Leipzig, 2023)L
Daafaca ayaa noqday saxiixa 2-aad ee ugu qaalisan Man City kadib markii ay Man City xagaagan ka soo bixisay lacag rikoodh ah.
Kevin De Bruyne – £68.4m (from Wolfsburg, 2015)
Xiddigan ayaa yimid Man City hal sano ka hor intii uun Pep Guardiola kooxda iman waxana ay kala kulantay dhaleecayn sabab la xidhiidha ih uu xiddigu horay ugu fashilmay premier League.
Ruben Dias – £61m (from Benfica, 2020)
Riyad Mahrez – £61m (from Leicester, 2018)
Joao Cancelo – £58.5m (from Juventus, 2019)
Aymeric Laporte – £58.5m (from Athletic Bilbao, 2018)
Raheem Sterling – £57m (from Liverpool, 2015)
Rodri – £56m (from Atletico Madrid, 2019)
Benjamin Mendy – £52m (from Monaco, 2017

Related



Source link