Kooxda Man City ayaa xaqiijisay saxiixa xiddiga Josko Gvardiol kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda RB Leipzig.
Man City ayaa xiddiga reer Croatia ka dhigtay saxiixyadii ugu dambeeyay ee ay ku xoojinayso kooxdeeda.
Gvardiol ayaa kooxda Man City kula biiraya xagaagan xiddiga ay isku dalka yihiin ee Mateo Kovacic.
Related