Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis shaqsi ah la gaartay Michael Olise ka dib markii ay dalab 26 milyan ka gudbisay saxiixa xiddiga Crystal Palace.
Gunners ayaa suuq fiican soo qaadatay ilaa haatan iyaga oo xoojiyay kooxda Pochettino lana soo saxiixday 6 saxiix ilaa haatan.
Laakiin chelsea ayaa sii wadi doonta xoojinta kooxda iyaga oo dareenkooda u jeediyay xiddiga Crystal Palace ee Olise.
21 jirka ayaa ka mid ahaa xiddigaha da’yarka h ee ugu fiican labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay isaga oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.
Qaab ciyaareedkiisa ayaa soo jiitay kooxaha ugu waaweyn yurub kuwaas oo ay ka mid yihiin Man City iyo chelsea oo doonaya saxiixa xiddiga.
Sida laga soo xigtay wargayska RMC Sport, chelsea ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga Olise kuwaas oo doonaya in ay xoojiyaan kooxda.

Related



Source link