Kooxda Man City ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda RB Leipzig ee Joško Gvardiol sida ay sheegayan wararku.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay Man City hada dhamaystirtay dhamaan warqadihii heshiiska si ay u dhamaystiraan heshiiska xiddiga.
Joško Gvardiol Ayaa haatan si Rasmi ah u noqday saxiixa cusub ee kooxda Man City wixii haatan ka dambeeya.
Man United ayaa Joško Gvardiol ka bixisay lacag dhan 90 milyan oo euro iyo waliba lacago gunooyin ah.
Xiddiga Joško Gvardiol ayaa caawa u duuli doona Manchester si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxdiisa cusub.

Related



Source link