Kooxda PSG ayaa bixisay lacagta lagu bur-burin karo heshiiska Ousmane Dembele sida ay sheegayaan Wararku.
PSG Ayaa bixisay lacag dhan 50 milyan oo euro oo ah lacagta lagu bur-burin karo heshiiska xiddiga.
Kooxda reer France ayaa haatan awood u leh In ay dhamaystirto saxiix xiddiga 5-ta maalin ee soo socota.
PSG ayaa Dembele ka dhiganaysa badalka Kylian Mbappe kaas oo ka tagaya kooxda kadib markii uu diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda.

Related



Source link