Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay u aqoonsatay Djibril Sow oo khadka dhexe uga ciyaara Eintracht Frankfurt in uu yahay bartilmaameedkooda 1-aad ee suuqa xagaaga.
Tan ilaa markii ay kooxdu u soo baxday tartanka champions league Kooxda Arsenal ayaa suuqa galisay 200 oo milyan iyaga oo kula soo saxiixday 3 xiddig.
Sida laga soo xigtay Calciomercato mikel Arteta ayaa suuqa ugu jira saxiixa xiddig khadka dhexe ah ka hor Inta uuna xidhmin suuqu.
Wararka ayaa sheegaya in xiddiga Snow bartilmaameed u yahay kooxda Arsenal.

Related



Source link