Xiddiga kooxda Al-Ittihad ee Karim Benzema ayaa dhaliyay gool wareer ah kulankiisii ugu horeeyay ee kooxdiisa cusub.
Al-Ittihad ayaa la ciyaaraysya kooxda Espérance Sportive de Tunis kulan ka tirsanaa Arab Club Champions Cup.
Karim Benzema ayaa ku bilowday kulanka waxana uu ciyaaray kulankiisii ugu horeeyay ee kooxdiisa cusub ee sucuudiga.
Xiddiga reer France ayaa daqiiqadii 55-aad kooxdiisa u dhaliyay gool waali ah oo uu meel fog ka soo toogtay shabaqa.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka goolka Benzema ee waalida ah:
Related